Skip to content
HeyJared

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Podcast · By SBS · Somali · Official site

Indexed episodes, last 90 days
149
Latest publication
Oct 1, 2026
Audience
Checking…
Earliest in this view
Jul 3, 2026

Latest episodes

  1. Episode · Oct 1, 2026

    Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa? (opens the original)

    Episode notes

    Read excerpt

    Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

  2. Episode · Sep 30, 2026

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026 (opens the original)

    Episode notes

    Read excerpt

    Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026. #sbsaudiopodcast

  3. Episode · Sep 29, 2026

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026 (opens the original)

    Episode notes

    Read excerpt

    Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta. #sbsaudiopodcast

  4. Episode · Sep 29, 2026

    Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada? (opens the original)

    Episode notes

    Read excerpt

    Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta. #sbsaudiopodcast

  5. Episode · Sep 28, 2026

    Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works (opens the original)

    Episode notes

    Read excerpt

    Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxay

Publishing over time

Last 90 days. Choose a month to open its work.

Recurring subjects

Named in the text we hold. One piece can cover several.

Not enough subject data for this period yet.

Audience

No verified audience measurement yet.

About this data

Counts cover the work we have indexed. Tone needs enough text and a confident classification. Excerpts and episode notes are not full articles or transcripts.

Identity or attribution wrong? Suggest a correction.

See coverage about SBS Somali - SBS Afsomali