Hab Fikirka Tarmuuska
Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha, iyo horumarinta hab-fikirka.
- Indexed episodes, last 90 days
- 7
- Latest publication
- Sep 17, 2026
- Audience
- Checking…
- Earliest in this view
- Jul 9, 2026
Latest episodes
SE05ep14: Maxaad Xabaarsan Tahay? | Safar! (opens the original)
Read excerpt
Bismilaah; Maxaad Xabaarsan Tahay? 🌊Ma waxaad´ xabaarsan tahay wax aadan xitaa ogeyn? Mise wax aad xambaarsantahy wax aad ogtahay tahay, balse aadan weli diyaar u ahayn inaad iska dejiso? Dhagaysi wacan!
SE05ep13: 10 Sano Kadib, Maxaa Is Beddeley? | Safar! (opens the original)
Read excerpt
Bismilaah; 🕰️ 10 sano kadib, haddii qofkii aad ahayd uu maanta kula kulmi lahaa, maxaa ugu yaab badnaan lahaa? Maanta waxaan dib u milicsanayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxyaabihii is beddelay, waxyaabihii aan bartay, iyo qofka aan maanta ahay. 🤍✨ Dhagaysi wacan!
SE05ep12: Haddii Qofkii aad Ahyd 10 sano Ka Hor Kula Kulmi Lahaa.. | Safar! (opens the original)
Read excerpt
Bismilaah; Haddii aad maanta la kulmi lahayd qofkii aad ahayd 10 sano ka hor, maxaa kaa yaabin lahaa? Maanta waxaan ka hadlaynaa 3 qodob oo sahla inaad dib ugu safarto waayihii hore, oo aad si dhab ah u xasuusato qofkii aad ahayd, waxa aad rabtay iyo halka aad maanta joogt.
SE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar! (opens the original)
Read excerpt
Bismilaah; Haddii aan maanta la hadli lahaa Hodantaydii yarayd, maxaan u sheegi lahaa? ❤️ Qaybtan waxaan kaga hadlayaa wax aan jeclaan lahaa inaan fahmo anigoo yar.🫂 Dhagaysi wacan! ❤️
SE05ep10: 🤝 Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro 🎙️ | Safar! (opens the original)
Read excerpt
Bismilaah; Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga🤝 laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto dadka aad ku kalsoon tahay waxa qalbigaaga ku jira. 🤍 🎙️ Fiiro gaar ah: Qaybo yar oo codkayga ah waxaa ku jira echo. Fadlan naga raalli ahaada, waxaana rajeyneynaa inaysan saameyn weyn ku yeelan dhageysiga. Mahadsanidiin fahamkiinna. 🙏🎧
Publishing over time
Last 90 days. Choose a month to open its work.
Recurring subjects
Named in the text we hold. One piece can cover several.
Audience
No verified audience measurement yet.
About this data
Counts cover the work we have indexed. Tone needs enough text and a confident classification. Excerpts and episode notes are not full articles or transcripts.
Identity or attribution wrong? Suggest a correction.